Sign in to follow this  
Deeq A.

Qaban qaabada xaflad lagu daah furaayo buug laga qoray Axmed Siilaanyo oo ka bilaabmatay Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxa ayaamaha fooda inagu soo haya magaalada Hargeisa lagu soo bandhigayaa buug laga qoray madaxweynahii hore ee Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo.

Buugani oo daah furkiisa la isku arki doono waxa lagaga hadli doonaa taariikhdii Iyo waayahii uu soo maray Axmed Siilaanyo taasi oo ay aad uga dhex muuqan doonto halgankii dalka loo soo maray Iyo maalintii uu ku lahaa Iyo sidoo kale shantii sanadood la doortay ee uu madaxweynaha ka ahaa Somaliland Iyo labadii sanadood ee loo kordhoyay.

La soco sheekada xafladaasi

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this