Jacaylbaro Posted June 18, 2008 هذه الأبيات من ابن القيم الجوزي رحمه الله Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted June 18, 2008 I said Aw Kamaa qaala Kisaa'i Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted June 18, 2008 JB iyo Nuune, Odayaashu markay inaga sheekeeyaan barigay Carabaha ka shaqo doonteen waxay sheegi jireen inay carabtu af-carabigooda ku dhacaayadeen jireen oo lagu odhan jiray waxaad ku hadashaan af carabigii hore oo laga helo Qur’aanka iyo Xadiisyada. Talow, idinku, ma odayaashaasaad ku biirteen Ngonge, bal fahan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 18, 2008 Luqatul Baraaqiith baa la yidhaahdaa oo xerowdaa ku hadasha fusxada caadiga ah ee weliba nooca kutubtii hore ku qoran ah. Waa halka ay ka timid: أكلني البرغوث أو أكلوني البراغيث Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted June 18, 2008 Northener, loolz, dad kale garan maayo, kolleey aniga Carabiga aan ku hadlo dadka waxey yiraahdaan waa kii Asxaabta ay ku hadli jireen, maalina anoo kula hadlayo Carabi kuwa Liibiyaan ah, ayaa waxey igu yiraahdeen intey qosleen, oo kaalay ma Quraan baad akhrineysaa xaggeed ka soo baratey luqadan Fusaaxada ah, markaas baan iri, Xerow baan ahaan jirey oo saaxiibu Naxwa iyo sarfi baan ahaa, waxaan ku sii dhahay "Innakum Qawmun Dhaalluun" markaas bey qossol la sii daateen The Libyans had the worst Arabic in the Arab world Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted June 18, 2008 LoooL JB oo af-carabi ku hadlaaya ma maqashay weli? Waxaad moodaa inu khutbadeenayo. Waxa aad is odhani ninka waxa ka maqan khamiiskii iyo koofyedii Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 18, 2008 looooooooooooooool .... haa sida madaxweynayaasha ayaan ugu khudbadeeyaa weliba ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
MAXIMUS POWERS Posted June 18, 2008 well if we gonna do some qarix, isnt the whole point to do some exposure! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted June 18, 2008 Unless you want to be subjected to possible libel/slander/defamation proceedings..I wouldn't touch this one. Nothing more to say on the subject, really. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 18, 2008 I think there are rumours going on among the SOLers and there are things we really hide from the public but sometime it is needed to do some qarxis out of the context. If you feel like doing it ,, well, i'm just preparing the place for it. I have to do some qarxis in the coming days so i hope yall don't mind ..... i'm sure it won't be too bad, Quote Share this post Link to post Share on other sites