Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: “Waddan Kaliya Oo Aynu Saaxiib La Nahay Oo Ina Aqoonsadani Ma Jiro Sidii Xirsi Sheegay Habeenkii Dhawayd….” Prof. Samatar

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Prof. Samatar Axmed Ismaaciil Samatar ayaa sheegay inay Somaliland ku guul-darraysatay 28 sanno ee ugu dambeeyay inay si dhab ah u raadiso aqoonsi caalami ah, waxaanu sheegay in aanu jirin waddan kaliya oo saaxiib la ah Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this