Sign in to follow this  
Deeq A.

Muqdisho Iyo u Diyaar-garowga Ramadan

Recommended Posts

Deeq A.   

Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa haatan waxa ay wadaan diyaar garow ballaaran oo ku aaddan bisha barakeysan ee Ramadan oo maalmo qura inaga xigaan.

Xarumaha ganacsiyada ee magaalada ayaa laga dareemayaa dadweyne badan oo ka adeeganaya, si ay isugu diyaariyaan bisha Soon Qaadka.

Ganacsatada qaarkood ayaa inoo sheegay in bishan Ramadan ay tahay midda kaliya ay sida xowliga ah u shaqeeyaan, islamarkaana ka helaan faa’idooyin badan.

Sidoo kale, waxay tilmaameen dadka ay aad u iibsadaan raahsiinka iyo sidoo kale waxyaabaha kale macmacaanka ah.

Halkaan hoose ka dhageyso:

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2019/04/CKARIIN-CALI-AADAN.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this