Sign in to follow this  
Deeq A.

Ismaaciil Buubaa Oo Ka Warramay Nuxurka Kulan Dhex-maray Madaxweyne Farmaajo Iyo Qodobbo Ay Ka Wada-Hadleen, Ka Digay Fara-gelin Siyaasadeed Oo Uu Sheegay In Imaaraatku Uu Ku Hayo Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Ismaaciil Buubaa ayaa waxa uu ka warramay kulan uu dhawaan la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo isaga oo sharraxay qodobbo ay ka wada hadleen, waxaanu ka digay fara-gelin siyaasadeed oo uu sheegay in Imaaraatku uu ku hayo Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this