Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: “Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Xilka Igama Qaadi Karo……” Guddoomiyihii Maxkamadda Gobolka Maroodi-Jeex Oo Shaaciyay In Uu Is-Casilay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyihii Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa warbaahinta u sheegay in uu iska casilay xilkaasi laakiin Guddoomiyaah Maxkamadda sare ayaa qoraal uu soo sheegay lagu sheegay in xilka laga qaaday guddoomiyihii Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex iyo Kan degmada Hargeysa, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this