Deeq A. Posted April 28, 2019 Muqdisho (SMN) – Sarreeye Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indha Qardshe) taliyaha Ciidanka Xoogga dalka ayaa M/Muqdisho kulan kula qaatay saraakiil iyo xubno ka socday Masar. Labada dhinac ayaa ka wada hadlay arrimo ku aadan taageerada iyo tababrada la siiyo Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya. Taliye Indha Qarshe oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in Masar ay ka qeyb qaadato taageerada iyo dhismaha Ciidanka Xoogga Dalka. Ciidamada qalabka sida ee DFS ayaa waxa ay taageero kala duwan ka helaan qaar ka mid ah wadamada Caalamka, kuwaas oo siiya qalab iyo tababar intaba. View the full article Share this post Link to post Share on other sites