Sign in to follow this  
Deeq A.

Rag loo heysto dilkii Caa’isha oo la soo taagayo Maxkamad

Recommended Posts

Deeq A.   

Garowe (SMN) – Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Garowe ayaa tilmaamay in heer gaba-gaba ah uu marayo baaritaanka Kiiska Marxuumad Caa’isho Ilyaas Aadan oo Kufsi iyo dil loogu geystay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Axmed Karaash ayaa tilmaamay in Shacabka iyo Warbaahinta ay la soo wadaagi doonaan baaritaanka dhacdadaasi.

Sidoo kale waxa uu intaasi ku daray in cadaalada la soo joojin doono dadkii ka dambeeyay falkaasi.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/04/cod-puntland.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this