Deeq A. Posted April 27, 2019 Madaxweyne Deni Madaxweynaha Puntland Siciidd Cabdullaahi Deni ayaa caawa shir jaraa’id oo ku qabtay madaxtooda Garowe ka warbixiyey safarkisii dibada we dalalka Imaaraadka iyo Kenya. Sidoo kale Madaxweyne Deni ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, nidaamka loo wado dastuurka KMG ah ee dalka, qaybsiga khayraadka iyo shir wada-tashir ah oo uu sheegay in 2-da bisha soo socota ee May lagu qaban doono Garowe. Hoos ka daawo Deni oo ka hadlaya arimahaas. Deni oo faafaahin ka bixiyay safarkii dibada.Posted by Puntland Post on Saturday, April 27, 2019 PUNTLAND POST The post Deni oo faahfaahiyay safarkii dibada appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites