Sign in to follow this  
Deeq A.

Kulanka Golaha Shacabka Oo u Baaqdey Kooram La’aan

Recommended Posts

Deeq A.   

Kulankii maanta ee golaha shacabka BF waxaa yimid ilaa 128 xildhibaan, taas oo ka yar tirada loogu talo-galay inuu kooramka ku furmo.

Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in kooramka aanu buuxsamin, sidaa darteedna sharcigii maanta laga hadli karaa dib loogu dhigay maalinta xigta.

Ajendaha xildhibaannada golaha shacabka loo diray ayaa ahaa akhrinta Labaad ee hindise sharciyeedka shirkadaha ganacsiga,.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this