Deeq A. Posted April 27, 2019 Kulankii maanta ee golaha shacabka BF waxaa yimid ilaa 128 xildhibaan, taas oo ka yar tirada loogu talo-galay inuu kooramka ku furmo. Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in kooramka aanu buuxsamin, sidaa darteedna sharcigii maanta laga hadli karaa dib loogu dhigay maalinta xigta. Ajendaha xildhibaannada golaha shacabka loo diray ayaa ahaa akhrinta Labaad ee hindise sharciyeedka shirkadaha ganacsiga,. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites