Sign in to follow this  
Deeq A.

Bambo Xalay Ku Qarax WAJAALE Iyo Khasaaraha Ka Dhashay + Ciidamada Booliska Oo Nin U Xidhay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Wajaale)-Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax bambo oo xalay fiidkii ka dhacay magaalada Wajaale. Inkastoo aanay dawladu wax ah ka soo saarin hadana wararka ayaa sheegay in Bambo ay qaraxday waxaanu dhaawac ka soo gaadhay ninkii gacanta ku hayay oo ay hayadaha ammaanku xidheen.

1-65-696x415-1.jpg

Lama garanayo in bambadu qaraxday iyadoo qorshe lagu fulinayay iyo in kale.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this