Deeq A. Posted April 27, 2019 Washington (SMN) – Ilhaan Cumar oo ka tirsan Koongareeska Marekanka ayaa ka dhawaajisay in duqeymaha Mareykanka uu ka fuliyo Soomaaliya ay waxyeelada ugu badan ka soo gaarto dadka rayidk ah. Ilhaan oo la hadleysay VOA-da ayaa sheegtay in dowladda Mareykanka ay kula xisaabtamayaan duqeymaha uu khasaaraha ka soo gaaro shacabka. Sidoo kale waxa ay ugu baaqday Mareykanka in uu magdhow ka bixiyo dadka rayidka ah oo uu ku dilay duqeymihiisa Soomaaliya. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/04/Ilhaan-Cumar.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites