Sign in to follow this  
Deeq A.

Kaftanka Todobaadka Sanadka+Sifooyinka Muse Biixi,Cirro,Cali Khaliif,F.C.Waraabe & Prof.Samatar

Recommended Posts

Deeq A.   
Googaa? Cigalle:
Hasha geela cunta ee cabaadda? Waa Muuse Biixi.
Googaa? Cigalle:
Dhanna iima fiyooboo cidlaan dhaaminayaa? Waa Cali Khaliif.
Googaa? Cigalle:
Sidii Magan baan mar wada degay? Waa Prof. Samatar
Googaa? Cigalle:
Sidaan u caytamo wax uma calfado? Waa Faysal Cali Waraabe
Googaa? Cigalle:
Mana diiro mana damqado, haddii lay daaandaansadona daamankaan wax jebiyaa? Waa Cirro.
🤣🤣🤣🤣

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this