Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan Dalxa oo ka soo horjeestay Shirkii Nairobi.

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho ( SMN):-Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka hadlay shirka Magaalada  Nairobi dhawaan ku yeesheen qaar ka mid ah Hoggaamiyayaasha maamul Goboleedyada , Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Somalia iyo xubno matalayay xibsiyada Siyaasadeed ee dalka ayaa ka soo horjeestay qodobadii ka soo baxay shirkaasi.

Mudane Dalxa ayaa hoosta ka xariiqay in dalka haatan uu ku tallaabsanayo Horumarro la taaban karo sidaas daraadeed aan loo baahneen in la carqaladeeyo dowladda Soomaaliyeed.

Eedeymaha Mucaaradka ayuu sheegay Xildhibaan Dalxa in ay niyad jab ku keeneyso dadaalada iyo Taageerada beesha Caalamku u fidiso Somalia.

Si kastaba dhawaan ayaa waxaa Magaalada Nairobi ee Caasimadda waddanka Kenya waxaa ku kulmay Siyaasiyiin Mucaarad ah oo dhaliilo kala duwan u jeediyay DFS.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this