Sign in to follow this  
Deeq A.

Nabadoon Xaad ” kama fileynin Xildhibaanada aan u dooranay Danta dalka in ay Duminayaan Dowladnimada”.

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho ( SMN):-Guddoomiyaha Odayaasha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Mogadishu Clan Mudane Maxamed Xasan Xaad oo u warramayay Idaacadda Shabelle ayaa ku eedeeyay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya qaarkood oo loo igmaday samo ka talinta shacabka in ay haatan hor boodayaan shirar ka dhacay dal Somaliya uu khilaaf Masiiri ah kala dhexeeyo.

Nabadoon Xaad ayaa tibaaxay in mucaaradka micnihiisu yahay in la saxo dowladda balse uusan ahayn wax dumin sida uu hadalka u dhigay.

Waxaana eedeymo kulul uu u jeediyay siyaasiyiintii dhawaan ku kulmay Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya.

Waxaa isi soo taraya Cambaareynta loo jeedinayo shirkii Nairobi ee ka dhanka ahaa DFS.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this