Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro:-Sheekh Shariif oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.

Wasiiro, Xildhibaano, Senataro, siyaasiyiin iyo dadweyne faran bada ayaa si weyn u soo dhaweeyay Sheekh Shariif oo haatan ah hoggaamiyaha xisbiga Himilo Qaran.

Waxa uu tilmaamay isaga oo la hadlay taageerayaashiisa inuu u yimid arrimo la xariira xisbigiisa oo la sheegay in dib u habeyn iyo isbedal lagu samey rabo.

Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG aheyd ayaa tan iyo markii uu isaga tagay xilka ku noolaa dalka dibaddiisa.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-58378371_623529438058162_2274627788201787392_n 58420012_623529281391511_6632888922026278912_n 58377986_623528978058208_3037720022161031168_n 58462533_623528908058215_3782312375982489600_n (1)58420286_623529784724794_8649721928329723904_n

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this