Sign in to follow this  
Deeq A.

Shacabka Baladxaawo oo burburinaya Darbiga ay Kenya dhiseyso.

Recommended Posts

Deeq A.   

Baladxaawo ( SMN )Qaar ka mid ah Shacabka ku nool Xaafadaha degmada Baladxaawo ayaa waxa ay billaabeen burburin ka dhan ah Darbiga ay sida sharci darrada ah Kenya uga dhiseyso dhulka soo xiga xuduuda Somalia.

Dowladda Kenya ayaa waxa ay dadaal ugu jirtaa sidii ay ay u sii wadi lahayd dhismaha Darbigaasi.

Muddo 5 Cisho ah ayey wadaan shacabkani Burburinta waxaana ay sheegeen in arrintaasi ay u sahashay Roobab ka da’aya halkaasi iyagoona qeybo badan dhulka la simay dhismahaasi sharci darrada ah.

Weli maamulka Jubbaland kama uusan hadlin kacdoonka Shacabka ay ka billaabeen degmada Baladxaawo.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this