Sign in to follow this  
Deeq A.

Kooxaha Burcad Badeeda Somaalida oo doonyo Kaluumeysi weeraray.

Recommended Posts

Deeq A.   

Sida ay sheegeen Saraakiisha Midowga Europe ee howlgalka la dagaalanka Burcadbadeeda Soomaalida , ee ( ATLANTA) Burcadbadeeda ayaa weeraray doonyo kaluumeysi oo marayay meel u dhow Xeebaha Somalia.

Waxa ay sheegeen saraakiishaasi in weerarkaasi ay fashiliyeen ilaalo la socday doonyahaasi kadib markii Burcadbadeeda Rasaas isweedaarsadeen.

Howlgallada Burcadbadeeda ayaa gaabis ku yimid tan iyo sanadkii 2012 hase ahaatee weli waxaa jira cabsi laga qabo weeraro cusub ay fuliyaan.

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this