Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxda Dalalka Soomaaliya iyo Erateria oo ku kulmay Asmara.

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Erateria, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Asias Afwerki ayaa kulan ku yeeshay Magaalada Asmara ee caasimadda Erateria.

Shirka labada madaxweyne ayaa looga hadlay ahmiyada labada dal ay ugu fadhiso joogteynta iyo hormarinta xiriirka ku dhisan iskaashi iyo wada shaqeyn.

Sidoo kale shirkan labada madaxweyne ayaa waxaa uu ahaa mid daba socday Shirar ay horay labada madaxweyne ugu kala yesheen magaalooyinka Muqdisho iyo Asmara, waxaana shirkan looga hadlay dardargalinta waxyaabihi horay labada dal isugu afgarteen

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this