Sign in to follow this  
Deeq A.

Shariifka oo kusoo wajahan Muqdisho.

Recommended Posts

Deeq A.   

 

Muqdisho (SMN) – Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Shiekh Shariif Shiekh Axmed ayaa lagu wadaa in uu maanta soo garao Magalada Muqdisho.

Xubno katirsan Xisbigiisa Himilo Qaran ayaa Shabelle u sheegay ujeedada imaatinkiisa in ay tahay arimo la xiriira shaqada Xisbiga.

Shiekh Shariif Shiekh Axmed Madaxweynaha Dowladii KMG ahayd ayaa marka uu yimaado la filayaa in uu ka hadlo safarkiisa iyo arimo kale oo ku saaban Xaaladda Soomaaliya.

Safarkan ayaa kusoo Beegmaya xili ay madaxda Xisbiyadda Siyaasadda iyo xubno kale oo dowladgoboleedyadda katirsan ay kulan ku yeeshen Dalka Kenya, iyadoo Shirkaasi ay ku dhaliilayeen Xukumadda Haatan shaqaysa

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this