Sign in to follow this  
Deeq A.

“Arrintii Ay Shalay Ku Dhawaaqeen Xukuumadda KULMIYE Iyo Xisbiga UCID Somaliland Way Galaafan Kartaa…” Guddoomiye Cirro Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Hargeysa, Kana Hadlay Arrimo Xasaasi Ah

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyey dalka kadib safar uu muddo ugu maqnaa dalka dibadiisa.

Guddoomiye Cirro ayaa si adag uga hadlay heshiiskii ay shalay arrimaha doorashooyinka ka gaadheen xisbiyada KULMIYE iyo UCID waxaana uu sheegay in labadaas xisbi ay anbadeen isla markaana aanay suurto gal marnaba noqon doonin in masiirka Somaliland laba xisbi ka go’aan gaadhaan.

Sidoo kale Guddoomiye Cirro waxaa uu si kulul uga hadley dadka laga qaadey dhulka laga dhisaayo madaxtooyada cusub iyo dhibaatooyin xun oo xukuumadu ku hayso saxaafadda madaxa-bannaan ee ka hawl-gasha Somaliland.

Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this