Sign in to follow this  
Deeq A.

Qaliinka lagu sameeyo Haweenka xilliga dhalmada oo soo badanaya M/Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Haweenka xaamilada ah ayaa waxaa xilliga dhalmada soo wajaha xaalad adag oo ah in la kala badbaadiyo iyada iyo ubadka ay Caloosha  ku sido tallaabadaas oo ugu dambeyn sababta in Hooyada lagu sameeyo qaliin, balse waxaa jira haween si caadi ah u dhala, iyagoo aan marin wax qaliin ah.

Inta badan Soomaalida ayaa neceb qaliinka oo ay u arkaan in haweeneydu ay dhibato ka dhaxli karto mustqabkeeda dambe.

Haddaba warbixin ku aadan arrimahaasi waxaa diyaariyay oo u kuur galayay Wariyaha Shabelle Jaamac Kadiye.

Halkan hoose ka dhageyso Warbixinta.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/04/Warbixin-Jaamac-Kadiye-Haweenka-Qalinka-.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this