Sign in to follow this  
Saalax

MUSLIMIINTA INDONISIA OO OGAADAY INAY U TUKADAAN JIHADA

Recommended Posts

Saalax   

JAKARTA(OODWEYNENEWS)- Muslimiinta Reer Indonisia ayaa ogaaday maalintii jimcihii inay salaada u tukadaan jiho khalad ah oo aanay u tukan jihadii loogu talo galay ee Qiblada MAKKA, iyadoo hayada diinta ee dalkaasi sheegtay inay u tukadaan dhinaca Africa,

 

 

Hay,ada guud ee diinta islaamka ee dalka indonisia ayaa soo saarta bishii MARS markii ugu horeysay inay u tukadaan jiho khalad ah.Sholiil Ridwan oo kamida culimada dalkaa indoniia ayaa u sheegay wakaalada wararka Reuters in qibladu tahay galbeed laakiin masaajidada dalkaas ay u jeedaan jihada Somaliya ama Kenya, Ridwan ayaa sheegay inay dadka kula taliyeen inay u jeestaan in yar waqooyi galbeed. isagoo intaa ku daray inaan loo baahnayn in masaajidada la dumiyo laakiin la doonayo inay wajiyadooda yara leexiyaan,

 

 

Sheekh Ridwan ayaa sheegay in aanay muslimiintu ka baqin in salaadoodu ay Baadil tahay sababtoo ah waxay u tukanayeen jiho khalad ah isagoo inta ku daray in ilaahay aqbali doono, Caqiil Siraaj oo gudoomiye ka ah hay,ada culimada diinta ee dalka Indonisia ayaa u sheegay saxaafada in khaladkaasi markii la arkay ay culimada diintu soo saareen amaro iyo fatwooyin dadka loogu sheegayo inay u tukadaan dhinaca jihada Qiblada ee aanay u tukan dhinaca Somaliya iyo Kenya,

 

 

Barkhad cabdillaahi Maxamed

Oodweynenews

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this