Sign in to follow this  
Deeq A.

Xisbiyada KULMIYE Iyo UCID Oo Shaaciyay Inay Fashilmeen Wadahadalladii U Dhexeeyay Saddexda Xisbi Qaran Iyo Qodobo Khatar Oo Ay Si Wada Jir Ah U Soo Saareen

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xisbiyada KULMIYE iyo UCID ayaa sheegay inay fashilmeen wadahadaladii u dhexeeyay saddexda xisbi sidaa darareed labadooda oo keliya ay gaadheen heshiis rasmiya.

dd54fe2c-152e-466a-b73e-d8f7700f311c

Qodobada ay ku heshiiyeen Xisbiyada KULMIYE iyo UCID ayaa waxa ka mid ah in guddidan doorashada ee hadda joogaa ay sii wadaan hawlaha ka horreeya doorashada, marka wakhtigoodu dhammaadana la soo magacaabo guddi doorasho oo 7 xubnood ka kooban.

Labada xisbi ayaa ku eedeeyay xisbiga WADDANI in aanu diyaar u ahayn doorasho wakhtigeedii ku dhacda.

Xisbiga WADDANI ayaa hore kalsoonida ugala noqday guddida doorashada ee hadda la sheegay in ay sii wadayaan hawlaha ka horreeya doorashada.


Warkan oo faah-faahsan goor-dhaw la soco

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this