Deeq A. Posted April 23, 2019 Muqdisho (SMN) – Siyaasiga Cali Maxamuud Faarax (Cali Seeko) oo Wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ee M/Muqdisho ayaa ka hadlay shir siyaasiyiinta Mucaaradka ah iyo Xildhibaano ka tiran BFS ay ku yeesheen magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Natiijada ka soo baxday shirkaasi ayuu sheegay in aysan wax tar u laheyn guud ahaan Ummadda Soomaliyeed. Sidoo kale waxa uu meesha ka saaray in ay la shireen Beesha Calamka, balse waxa uu xusay in ay isku soo Sawireen shaqaale ka tirsan QM, sida uu hadalka u dhigay. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/04/Cod-Sofeysane-1.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites