Sign in to follow this  
Deeq A.

Cali Seeko oo ka soo horjeestay shirkii Nairobi

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Siyaasiga Cali Maxamuud Faarax (Cali Seeko) oo Wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ee M/Muqdisho ayaa ka hadlay shir siyaasiyiinta Mucaaradka ah iyo Xildhibaano ka tiran BFS ay ku yeesheen magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Natiijada ka soo baxday shirkaasi ayuu sheegay in aysan wax tar u laheyn guud ahaan Ummadda Soomaliyeed.

Sidoo kale waxa uu meesha ka saaray in ay la shireen Beesha Calamka, balse waxa uu xusay in ay isku soo Sawireen shaqaale ka tirsan QM, sida uu hadalka u dhigay.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/04/Cod-Sofeysane-1.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this