Sign in to follow this  
Deeq A.

Xoggo & Macluumad ku saabsan Safarka Guddomiye Cabdiraxmaan Cirro

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi “Cirro” oo muddo saddex bilood ku dhawaada Safar Shaqo ugu maqnaa Dalka debediisa Siiba Dalalka Yurub ayaa la filaayaa haddii Eebe idmo inuu Berri subax oo Arbaco ah abaaro 10:45 AM ka soo degi doono Madaarka Hargeisa,isagoo ka iman doona xagga Itoobiya “Adis-ababa”

.

Gudoomiye Cirro ayaa sida ila wareedyo xogogaal ahi u soo dusiyeen Warbaahinta Markuu dalka soo gaadho uu ka hadli doono safarkiisa & Arimo kale oo xasaasiya oo dalka ka taagan

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this