Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka loo soo xulay inuu wararka dawlada iyo dalka gaadhsiiyo dhamaan shacabka iyo dunida waxa uu ku fashilmay inuu warka dawlada gaadhsiiyo qoyskiisa.

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka loo soo xulay inuu wararka dawlada iyo dalka gaadhsiiyo dhamaan shacabka iyo dunida waxa uu ku fashilmay inuu warka dawlada gaadhsiiyo qoyskiisa.

safiina-1-300x297.jpg

Wasiirka larabay inuu hago in kabadan 700 oo shaqaalaha wasaarada warfaafinta ah, waxa uu ku fashilmay inuu hago qoyskiisa.

Wasiirka runta u kala sheegi waayay Sodogii iyo Madaxwaynaha, ayaynu doonay inuu runta ka sheego wararka Qaranka.

Barigii ay wasiiradu karaamada lahaayeen waxa loo diri jiray una soo joogsan jiray magaalooyin, gobalo, iyo beelo dhan, sidoo kale madaxwaynuhu wasiiradiisa wuu qadarin jiray waanuu maqli-jiray.

Wasiirkan cidna may qadarin cidna umay soo joogsan waa hadaanu dhinac lasaf-nayn. Ugu dambayn waxa aan cadaalad u rajaynayaa qoyska wasiirkan ee la xidhxidhay.

Image may contain: 1 person, sunglasses
 Amb.Axmed Safiina

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this