Sign in to follow this  
Deeq A.

“Ciidamada Yubbe Joogaa Gobolka Aad Odayaasha Ka Tihiin Bay Nabadgelyadiisa….” Madaxweyne Biixi

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta hadhimo-sharafeed ku maamuusay salaadiin, isimmo, cuqaal, aqoonyahan iyo waxgarad kasoo jeeda deegaannada Sanaag Bari iyo gobolka Badhan oo muddooyinkii ugu dambeeyey safar ku joogay caasimadda Hargeysa, Halkan hoose ka DAAWO khudbadii Madaxweynaha

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this