Sign in to follow this  
Deeq A.

Yuusuf Dabageed oo eedeeyay Xildhibaanada HirShabelle

Recommended Posts

Deeq A.   

Baladweyne (SMN) – Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa Xildhibaanada Baarlamaanka HirShabelle ee ka soo jeeda gobolkaasi ku eedeeyay in ay dhibaato ku hayaan maamulkiisa.

Dabageed ayaa ku nuux nuuxsaday in Xildhibaadaasi mar walba ay cadaadis ku saaraan Madaxweynaha HirShabelle iyo ku xigeenkiisa, sidii loo kala diri lahaa xubnaha gobolkaasi.

Hadalkan ayuu guddoomiyaha gobolka Hiiraan ka jeediyay munaasabad shalay lagu soo dhaweynayay guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka HirShabelle Canab Axmed Ciise oo booqasho ku tagtay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolkaasi.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this