Deeq A. Posted April 21, 2019 Muqdisho (SMN) – Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo khudbad ka jeedinayay shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo maanta ka furmay Muqdisho ayaa si adag u dhaliilay Siyaasiyiinta Mucaaradka ku ah dowladdiisa. Ugu horreyn Madaxweyne Farmaajo ayaa shaaca ka qaaday in aysan kala garaneyn Mucaaradnimo iyo waxa loo yaqaano dumin. Sidoo kale waxa uu xusay in ay leeyihiin dhaqan xumo siyaasadeed oo dib u dhigaya horumarka Soomaliya. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/04/cod-1-guuleed.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites