Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha JFS oo dhaliilay Mucaaradka dowladda

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo khudbad ka jeedinayay shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo maanta ka furmay Muqdisho ayaa si adag u dhaliilay Siyaasiyiinta Mucaaradka ku ah dowladdiisa.

Ugu horreyn Madaxweyne Farmaajo ayaa shaaca ka qaaday in aysan kala garaneyn Mucaaradnimo iyo waxa loo yaqaano dumin.

Sidoo kale waxa uu xusay in ay leeyihiin dhaqan xumo siyaasadeed oo dib u dhigaya horumarka Soomaliya.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/04/cod-1-guuleed.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this