Sign in to follow this  
Deeq A.

Dab kacay Bakhaar hubka lagu keydiyo oo ku yaalla Mudug

Recommended Posts

Deeq A.   

Gaalkacyo (SMN) – Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dab maanta ka kacay Bakhaar hubka lagu keydiyo oo ku yaalla deegaanka Docol ee gobolka Mudug.

Dabka oo ahaa mid xoogan ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhasahy Koronto, islamarkaana uu baabi’iyay qeybo ka mid ah Bakhaarkaasi.

Sidoo kale hal Askari oo ka tirsan Ciidamada Booliska Galmudug ayaa lagu soo warramayaa in dhaawac halis ah uu ka soo gaaray dabkani.

Wariyaha Shabelle Cali Xasan Barqadle (Cali Gaab ) ayaa soo diray warbixin ku aadan dhacdadaasi.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/04/war-cali-gaab-hubka.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this