Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxay Tahay Halista Ay Ka Digayaan Siyaasiyiinta Ku Abtirsada Beelaha Darafyadda Somaliland?

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Munaasibad qado sharaf ah oo ay magaalada Burco ugu sameeyeen guddida beelaha West Burco Clan Prof Axmed ismaaciil Samatar, Prof Cali Khaliif Galaydh iyo xubno wehelinayay waxa hadheeyay walaac laga qabo mustaqbalka Somaliland.

Prof Axmed Ismaaciil Samatar iyo Axmed X Cali Cadami oo u soo ololeeyay madaxweyne Biixi ayaa ka mid ah xubnaha walaaca ugu weyn muujinaya.

Astaanta ay bixinayaan ayaa ah mushkilado ka dhalan karo wada lahaansho la’aanta Somaliland taas oo ah ishaaro muujinaysa sida bulshadu u kala qaybsan tahay gudaha Somaliland.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this