Sign in to follow this  
Deeq A.

Dab Ka Kacay Bakhaar Hubka Lagu Keydiyo Oo Ku Yaalla Dalka Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Gaalkacyo)-Warar dheerad ah ayaa kasoo baxaya dab khasaare gaystay oo maanta ka kacay Bakhaar lagu kaydiyo hubka oo ay leeyihiin ciidammada Galmudug kaas oo ku yaalla deegaanka Docol ee Gobolka Mudug.

15558290161a2b2.jpg

Deegaanka Docol ayaa qiyaastii 40km u jira Magalada Gaalkacyo,waxaana deminta dambkaas oo ka bilaamay koronto ku guulleystay Maamulka deegaanka Docol iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada deegaankaas.

Bakhaarka dabka uu ka kacay ayaa kayd hub u ahaay Ciidammada Maamulka gobolleedka Galmudug, balse waxaa lagu guuleystay daminta dabkaasi.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this