Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo shaacisay Jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ee 2018/19

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay jadwalka imtixaanka ardayda Fasaladda 12-aad ee Dugsiga Sare ee Sanadkaan 2018/19, ee galidoono Imitixaanka Shahaadiga ah.

Sidoo kale, Wasaaradda Waxbarashada ayaa sheegtay in la diyaariyay oo mardhow ay ardayda la wadaagi doonto xarumaha imtixaanka ee Gobolka Banaadir.

Halkan Ka Akhriso Jadwalka:

jad.jpg

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this