Tuujiye Posted January 29, 2008 Guess waxaan soo maqlay today!!! well here I was eating at maqaayad somali ah at geeska magaalad when this funny taxi driver uu meesha sheekooyin dirty ah oo kaftan ah ka bilaabay... He was talking about how a reer mudug guy was fooled to going down on a woman loool (ofcourse only men were at the place).. he said we were all chewing jaad oo waan wada qayileynay oo waa lawada sheekeysanaaye waxaa laga sheekeysanaya dumarka maanta iyo heerka ee gaareen.. markaas bee nasoo gashay topic cajiib ah.. rageenii dhan baan waxaan ka dhignay dumarka loo daganaayo in ee tahay normal oo caadi ah... anagoo dooneyna in aan kan reer muduga ahi ka dhaadhicino in uu noo soo ogaado... ninkii reer mudug ahaa intuu iska dhigaaye reer magaal buu maalintii danbe haweenee la dhacay oo falkii buu kusoo kacay... kabacdii markuu noo so laabtay baa la weydiiye.. how was it? markaasu yiri "waa musqul madaxa la galay" kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Classic... So whats your story of the day!! lol Wareer Badanaa?!!?! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Baluug Posted January 29, 2008 My story of the day is that it's still f***ing cold out here in Calgary. How's Edmonchuk? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 29, 2008 My story of the day hadaan kuu sheego cid akhriyi kartaaba ma jirto ,,,, Borame has a lot of stories niyow Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted January 30, 2008 He was talking about how a reer mudug guy was fooled to going down on a woman loool (ofcourse only men were at the place).. he said we were all chewing jaad oo waan wada qayileynay oo waa lawada sheekeysanaaye waxaa laga sheekeysanaya dumarka maanta iyo heerka ee gaareen.. markaas bee nasoo gashay topic cajiib ah.. rageenii dhan baan waxaan ka dhignay dumarka loo daganaayo in ee tahay normal oo caadi ah... anagoo dooneyna in aan kan reer muduga ahi ka dhaadhicino in uu noo soo ogaado... ninkii reer mudug ahaa intuu iska dhigaaye reer magaal buu maalintii danbe haweenee la dhacay oo falkii buu kusoo kacay... kabacdii markuu noo so laabtay baa la weydiiye.. how was it? markaasu yiri "waa musqul madaxa la galay" kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Waraa, waxaan maa lasoo shirtagtay. Another reason people who cuno jaadka to quit, haddeeba ka hadlaan waxaan camal markee marqaamaan. Yac. Musqul kulahaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted January 30, 2008 markaasu yiri "waa musqul madaxa la galay" LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL...Tana waa ii dhineed... My story of the day doesn't come anywhere close to this one...So I'll keep it to myself... Wax Waalan... Quote Share this post Link to post Share on other sites
umu zakaria Posted January 30, 2008 musqul? asagaa markaasoo kale boosaneer iyo bakhtiba ka daran oo meelwalbo ka mashmashay suu taksi ugu baraaqay markaasuu naag musqul ku tilmaama. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted January 30, 2008 ^^^ Kan musqul ku tilmaamey dumarka wuuba u naxariistey, kuwa dhahey ka warran waa caag biya lagu shubto, Subxaanallaah, waa jiirgaan beey yiraahdeen shan litir ah Quote Share this post Link to post Share on other sites
umu zakaria Posted January 30, 2008 loooooooooooool@nuune. i should have gone mad but this made me lough until i cried. Did you realy had to say how many litres uu jirigaanku qaado. balaayo idin cabirtay Quote Share this post Link to post Share on other sites
LayZie G. Posted January 30, 2008 ^lol@uma, abuu nuune macalin weyn waaye, oo wax walbo precise uu kugu sheegaa. lmao@@@@@@@@@abuu nuune. KK, since you are impressed with somaligeyga ayaa mahaan, I think you owe Abuu nuune a thank you or two.(he is my macalin) PS:Tuujiye, xan kudil, ma waxaas aa meelaha inaad ku maqashid aa ku qososhaa, hadootana kastuumo maskiin aa lasoo bexee oo dhahdaa, "I respect my sista's" Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted January 30, 2008 lol@nuune.. jiirigaan biyo kulahaa.. waraa adiga saqajaanimada jooji nooh!! wiil yahoo rabshada badan!!! Layzie quuq ma taqaan lol.. matantigeyga maxaa ku tusay? dee walaalo inan baad tahay oo maad iga xishootid? soo maadan aheen dumar? Uma-kaalay fareejadaan defensive modaka gashay maxaa waaye? adaaba filin cusub iyo sheeko cusub furi rabtidee!!! Wareer Badanaa!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted January 31, 2008 kuwa dhahey ka warran waa caag biya lagu shubto, Subxaanallaah, waa jiirgaan beey yiraahdeen shan litir ah Jiirgaan. Bisinka. Midna daraad booyad inta ku qoraaye, maanta jiirgaan, berina xaa ku xigo marka? Fuusto? Ashuun? Baaldi? Baaf? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Lois Lane Posted January 31, 2008 What are theses hints you keep dropping about Borama Jaycaylbaro? Ninyow clear out the air.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted January 31, 2008 ^^Heedhe maxaa ka hadloysaa adna, anagaabo mashaqo aragnay... War bal arka waxaan wexey ku hadlaayaan...Jiirigaan, then fuusto, then baafaa, weee... Ani mugoo kii gabar waxka sheega inuu wax yar wato lee ila tahay...Otherwise, why would he talk about a woman like that? Isagaa wax ka qaldan yihiin, qufac labaxee yehiin maxaa dhahaa...Socda dheh...Oxo oxo oxo, qux qux qux (Somali style cough)... Layzie, intaan Soomaali eh maaba lagu soo baray? That's it, I am so having a word or two with your dad, 'gabadha dhaqan celis bey ubaahantahay adeer' hadaan dhihin waa arki doontaa... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Lois Lane Posted January 31, 2008 whatchu talkin bout???? Felt like saying that to you. Anyways, walal I want to know why JB keeps bringing up Borama and never finishing his sentences when it comes to that. I want to know whats the "stories" in regards to Borama Laakin see adigu maxaa dhoynasaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted January 31, 2008 ^LOOOOOOOOOOOOOOOL...Caadi maha sheekada...Soo daa hee warka, hanagu kala badh goyninee...Waaku sidee? Quote Share this post Link to post Share on other sites