Sign in to follow this  
Tuujiye

Story of the day!

Recommended Posts

Tuujiye   

Guess waxaan soo maqlay today!!!

 

well here I was eating at maqaayad somali ah at geeska magaalad when this funny taxi driver uu meesha sheekooyin dirty ah oo kaftan ah ka bilaabay...

 

He was talking about how a reer mudug guy was fooled to going down on a woman loool (ofcourse only men were at the place).. he said we were all chewing jaad oo waan wada qayileynay oo waa lawada sheekeysanaaye waxaa laga sheekeysanaya dumarka maanta iyo heerka ee gaareen.. markaas bee nasoo gashay topic cajiib ah.. rageenii dhan baan waxaan ka dhignay dumarka loo daganaayo in ee tahay normal oo caadi ah... anagoo dooneyna in aan kan reer muduga ahi ka dhaadhicino in uu noo soo ogaado... ninkii reer mudug ahaa intuu iska dhigaaye reer magaal buu maalintii danbe haweenee la dhacay oo falkii buu kusoo kacay... kabacdii markuu noo so laabtay baa la weydiiye.. how was it? markaasu yiri "waa musqul madaxa la galay" kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

 

Classic...

 

So whats your story of the day!! lol

 

 

Wareer Badanaa?!!?!

Share this post


Link to post
Share on other sites

He was talking about how a reer mudug guy was fooled to going down on a woman loool (ofcourse only men were at the place).. he said we were all chewing jaad oo waan wada qayileynay oo waa lawada sheekeysanaaye waxaa laga sheekeysanaya dumarka maanta iyo heerka ee gaareen.. markaas bee nasoo gashay topic cajiib ah.. rageenii dhan baan waxaan ka dhignay dumarka loo daganaayo in ee tahay normal oo caadi ah... anagoo dooneyna in aan kan reer muduga ahi ka dhaadhicino in uu noo soo ogaado... ninkii reer mudug ahaa intuu iska dhigaaye reer magaal buu maalintii danbe haweenee la dhacay oo falkii buu kusoo kacay... kabacdii markuu noo so laabtay baa la weydiiye.. how was it? markaasu yiri "waa musqul madaxa la galay" kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

:D:D

 

Waraa, waxaan maa lasoo shirtagtay. Another reason people who cuno jaadka to quit, haddeeba ka hadlaan waxaan camal markee marqaamaan. Yac.

 

Musqul kulahaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

markaasu yiri "waa musqul madaxa la galay"

LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL...Tana waa ii dhineed...

 

My story of the day doesn't come anywhere close to this one...So I'll keep it to myself...

 

Wax Waalan...

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ Kan musqul ku tilmaamey dumarka wuuba u naxariistey, kuwa dhahey ka warran waa caag biya lagu shubto, Subxaanallaah, waa jiirgaan beey yiraahdeen shan litir ah

Share this post


Link to post
Share on other sites

loooooooooooool@nuune. i should have gone mad but this made me lough until i cried. Did you realy had to say how many litres uu jirigaanku qaado.

 

balaayo idin cabirtay

Share this post


Link to post
Share on other sites

^lol@uma, abuu nuune macalin weyn waaye, oo wax walbo precise uu kugu sheegaa.

 

lmao@@@@@@@@@abuu nuune.

 

KK, since you are impressed with somaligeyga ayaa mahaan, I think you owe Abuu nuune a thank you or two.(he is my macalin)

 

PS:Tuujiye, xan kudil, ma waxaas aa meelaha inaad ku maqashid aa ku qososhaa, hadootana kastuumo maskiin aa lasoo bexee oo dhahdaa, "I respect my sista's"

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

lol@nuune.. jiirigaan biyo kulahaa.. waraa adiga saqajaanimada jooji nooh!! wiil yahoo rabshada badan!!!

 

Layzie quuq ma taqaan lol.. matantigeyga maxaa ku tusay? dee walaalo inan baad tahay oo maad iga xishootid? soo maadan aheen dumar?

 

 

Uma-kaalay fareejadaan defensive modaka gashay maxaa waaye? adaaba filin cusub iyo sheeko cusub furi rabtidee!!!

 

 

Wareer Badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

kuwa dhahey ka warran waa caag biya lagu shubto, Subxaanallaah, waa jiirgaan beey yiraahdeen shan litir ah

:D:D:D

 

Jiirgaan. Bisinka. Midna daraad booyad inta ku qoraaye, maanta jiirgaan, berina xaa ku xigo marka? Fuusto? Ashuun? Baaldi? Baaf? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^^Heedhe maxaa ka hadloysaa adna, anagaabo mashaqo aragnay...

 

 

War bal arka waxaan wexey ku hadlaayaan...Jiirigaan, then fuusto, then baafaa, weee...

 

Ani mugoo kii gabar waxka sheega inuu wax yar wato lee ila tahay...Otherwise, why would he talk about a woman like that? Isagaa wax ka qaldan yihiin, qufac labaxee yehiin maxaa dhahaa...Socda dheh...Oxo oxo oxo, qux qux qux (Somali style cough)... :D

 

Layzie, intaan Soomaali eh maaba lagu soo baray? That's it, I am so having a word or two with your dad, 'gabadha dhaqan celis bey ubaahantahay adeer' hadaan dhihin waa arki doontaa...

Share this post


Link to post
Share on other sites

whatchu talkin bout???? Felt like saying that to you.

Anyways, walal I want to know why JB keeps bringing up Borama and never finishing his sentences when it comes to that. I want to know whats the "stories" in regards to Borama

 

Laakin see adigu maxaa dhoynasaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this