gooni Posted April 20, 2019 Su'aasha gabadhu waydiisay waxay ahayd, markii qof wayn loo fasiro see adigoo soo noqday wasiirka koowaad ee soomaaliya ugu qancday inaad tuulooyinka u tagto tabliiq siyaasadeed? Jawaabtiisuna waxay noqotay markii qof wayn fasirto waxaan doonayaa inaan iibiyo ama aysan reer SSC iyo awdal, aysan marti beel u noqon. Martida markii la fasiro waa sooryo loo fidiyo socoto ama masaafur waxaana maamula dadka martida looyahay ama way ku soori ama way kaa seexan masaafurku khayaar ama kala doorasho maleh. Snm calankii awoowayaashii usoo dhinteen bay ku badeleen maro cagaaran gudaha laas-caanood ayagoo waliba ayaga marti loosii yahay. See ugu gorgortami karaa dhul ay maamusho snm, asagoo gobolkiisii marti ku ah caqli gal ma noqon kartaa hargaysa marti u noqon mayno?! Wax aan fahmi waayay yaa aqoonyahanada soomaalida ka khaldan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 20, 2019 A failed politician, from allegations stealing funds from Mareereey in '80s to now. Muu iskaga haro siyaasadda oo nasto, tusbaxiisa dhuujisto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted April 21, 2019 Inanta su'aasha waydiinaysa waxaan u malaynayaa inay ka timid laas caanood, sababto ah, kuwa maroodi jeex ka yimid looma ogola inay xayndaabka reerkooda dhaafaan. Shacabka SSC intii la doono ha la ordo waan hubaa inaan dhiig cusub lagu shubi karin. Quote Share this post Link to post Share on other sites