Deeq A. Posted April 18, 2019 Muqdisho (SMN)- Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan M/ Muqdisho oo u warramay Shabelle ayaa ka hadlay dareenkooda ku aadan dibadbax rabshada wata oo la sheegay in ay ka hortageen Ciidamada ammaanka ee dowladda federaalka Soomaaliya. Dadweynahan ayaa sheegay in ay taageersan yihiin, islamarkaana ay la dhacsan yihiin dowladda hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo. Sidoo kale waxa ay intaasi ku dareen in aysan raali ka aheyn in qal qal la galiyo amniga magaalada Muqdisho. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/04/VOXPOP.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites