Sign in to follow this  
Deeq A.

war-saxaafeed: Wasaaradda waxbarashada Puntland oo u jawaabtay wasiir Goodax

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa galabta ka jawaabtay hadal shalay ka soo yeeray wasiirka waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi goodax Barre.

War-saxaafadeed laba bog ka kooban oo ka soo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in Puntland aysan ka qeyb-geli Karin imtixaanka  ay qaaddo xukuumadda Federaalka Soomaaliya maadaama sida ay sheegtay aysan Puntland iyo Federaalku isku manhaj ahayn islamarkaana aan sideedaba loogu kalsoonaan Karin imtixaanka ay qaaddo wasaaradda waxbarashada Soomaaliya oo marwaba ardadu sii helaan.

Halkaan ka akhriso

IMG-20190418-WA0030.jpg?w=1000&ssl=1 IMG-20190418-WA0031.jpg?w=1000&ssl=1

PUNTLAND POST

The post war-saxaafeed: Wasaaradda waxbarashada Puntland oo u jawaabtay wasiir Goodax appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this