Sign in to follow this  
Deeq A.

Dibad-bax Lagaga Soo Horjeedo Xadhiga Weriye Coldoon Oo Maanta Ka Dhacay Magaalada Burco

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Dibad-bax lagaga soo horjeedo xadhiga weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon, ayaa maanta ka dhacay magaalada Burco ee gobolka Togdheer.

Booliska Somaliland ayaa xalay Burco ku xidhay wariye Coldoon, iyadoo markii dambena loo soo qaaday dhinaca magaalada Hargeysa – sida laga soo xigtay ehelladiisa, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this