Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 18, 2019 It seems the seasonal time la ugaarsado, arrest and torture journalists in Waqooyiga is back. This time it is back to C/maalik Coldoon, according to his Facebook page written by his representatives: [Kadib xalay markii ay noo diideen ciidamadu in aanu aragno Coldoon annaga oo is leh hubiya jidh dil ay ciidamada police ku u gaysteen oo goob joogayaal noo xaqiijiyeen saaka ayaanu booqanay waxaanay noo sheegeen ciidanku in xalay saqdii dhexe Hargeysa loo qaaday yaga oo noo raaciyey meesha Cabdimaalik laga doonayaa inay Hargeysa tahay sidaa darteed ay gudbiyeen Waxa idinla hadlaya maamulaha page-ka Coldoon] Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 18, 2019 Reer Burco rightfully protesting against Coldoon's arrest today: Dhalinyarada Burco oo ka dhiidhiday xadhiga saxafigooda Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 18, 2019 Somaliland oo xabsiga dhigtay wariye Coldoon Wararka ka imaanaya magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa sheegaya in ciidamada maamulka Somaliland ay xabsiga dhigeen Wariye C/maalik Muuse Coldoon. Ciidamada ayaa qabtay Cabdimaalik xili la sheegay inuu gaarigiisa ku dhex watay bartamaha magaalada Burco, waxaana la ogeyn waxyaabaha ka dambeeya xariga wariyaha oo muddooyinkii ugu dambeeyay ku sugnaa magaalada. Qaar kamid ah xubno ka tirsan ehelkiisa ayaa xaqiijiyay in ciidamada booliska ee Somaliland ay xabsiga dhigeen wariye C/maalik, waxaana ay sheegeen inay ka walaacsan yihiin sida loola dhaqmi doono. Booliska gobolka Togdheer ayaa horey u sheegay in ciidamada Somaliland ay hayeen Waaran kasoo baxay maxkamada magaalada Hargeysa kaasi oo lagu faray inay xeraan Wariye C/Maalik Muuse. Todobaadyadii la soo dhaafay ayaa waxaa jirtay hadal-heyn ku aadan in Ciidamada Booliska Somaliland ay baadi goobayaan Wariyaha oo dhawan kasoo laabtay qeybo ka mid ah dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo Warbixino uu kasoo diyaariyey. Ma ahan markii ugu horeysay oo Wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon ay ciidamada Booliska Somaliland Xabsiga dhigaan,waxana horay u jirtay in Maxkamada Magalada Hargeysa ay xukun ku riday. Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in Wariyaha Maanta loo wareejiyay magaalada Hargeysa, si halkaasi loogu maxkamadeeyo. Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay dhanka maamulka gobolka Togdheer oo ku aadan xariga Wariyaha, balse waxaa socda dadaalo ehelkiisa ay sameynayaan. Xigasho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 18, 2019 War @Saalax, what was Coldoon doing in Burco? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 18, 2019 Coldoon was hiding in burco for months there was a warrant to arrest him for months it's better for coldoon to relocate to the Amisom bunker because he feel he is no Somalilander and burco is a Somaliland city. He feels not at home in Somaliland so its better he joins his fan base the koonfurians i just checked his page majority people on his page are walanweyns . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted April 18, 2019 5 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: War @Saalax, what was Coldoon doing in Burco? He was at home. According to sources two close friends of his snitched on him (from the Jeegaan community) on his car location. He also ventured out of his neighborhood. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 19, 2019 18 hours ago, Saalax said: He was at home. According to sources two close friends of his snitched on him (from the Jeegaan community) on his car location. He also ventured out of his neighborhood. He was protected by his tolka miyaa? Tolkiisa Burco mee degaan? So he ventured out to where tolkiisa deganeyn within Burco and they got their chances to arrest him. Weird. Anyway, his latest arrest and torture will only make him more popular and earn more followers on social media. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted April 19, 2019 And what is wrong with this idiot? Waa maxay doqonka aan waxba garan, hadalna joojin, hadana feejignaan oo debinka iska geli? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 22, 2019 On 4/19/2019 at 7:38 AM, maakhiri1 said: And what is wrong with this idiot? Waa maxay doqonka aan waxba garan, hadalna joojin, hadana feejignaan oo debinka iska geli? Tolkiisa amuu isku haleynaaye. I now heard he has been there for weeks, so tolka must have been protecting him until meel cidlo ah lagu helay. I hope sida ugu dhaqsida badan loo soo daayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites