Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Biixi Oo Maanta Markii Saddexaad U Safray Dalka Imaaraadka Carabta

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa saaka safar aan la sii shaacin ugu baxay dalka Imaaraadka Carabta.

57161029_2213232422260545_11809352999459

Wali madaxtooyadu wax faah faahin ah kamay soo saarin safarkan deg deg ah ee madaxweyne Biixi ugu baxay Imaaraadka Carabta.

Madaxweynaha Sonaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii saddexaad u safraya dalka Imaaraadka Carabta.

Laba Bilood ka hor ayey aheyd markii madaxweyne Muuse Biixi uu safar uu ku tagay dalka Imaaraadka Carabta.

Lix safar oo uu dalka dibeddiisa ugu baxay tan iyo markii uu xilka qabtay, waxaa uu saddex ka mid ah safarradaasi ku tagey dalka Imaaraadka carabta.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this