Sign in to follow this  
Deeq A.

Ruushka Oo Aqoonsaday Xukumadda Golaha Militariga Sudan

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Moscow)-Dawladda Ruushka ayaa aqoonsatay xukuumadda talada Sudan kala wareegtay Cumar Al-bashiir sida ay ku warrantay wakaaladda Wararka Ruushka ee RIA oo soo xiganaysa wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Mikhail Bogdanov.

Hadalkan Salaasada maanta ka soo baxay dawladda Ruushka ayaa imanaya iyada oo Isniintii kooxda hoggaaminaysa mudaharaadeyaasha talada ka tuuray Cumar Albashiir ay ku taliyeen in golaha Militariga ee talada haya ku wareejiyaan xilka gole xukuumadeed oo shacab ah.

https://www.reuters.com/article/us-sudan-politics-russia/russia-recognizes-new-authorities-in-sudan-ria-agency-idUSKCN1RS18D

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this