Deeq A. Posted April 17, 2019 Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan caadi, kulanka ayaa ka dhacaya xaruntooda Muqdisho, waxaana loo hadli-doonaa labo ajende oo muhiim ah. Ajendaha kulanka ayaa ah. 1. Warbixinta guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka. 2. Aqrinta koowaad ee sharciga wax ka bedelka furdooyinka. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites