Deeq A. Posted April 17, 2019 Gaalkacyo (SMN) – Hooyada dhashay Caas’isho Ilyaas Aadan oo aheyd gabar yar 12 jir la’iskugu daray Kufsi iyo dil ayaa sheegtay in ay weysay cadaaladii ay ka sugeysay Puntland. Hooyadan oo la hadashay Warbaahinta ayaa tilmaamtay in labadii Cisho ee u dambeysay ay ku soo noq noqonayeen laamaha amniga, islamarkaana ay weydiinayeen su’aalo u muuqday in kiisku uu yahay mid bilow ah, halkii ay sugeysay maxkamad. Waxaana ay xustay in caddaalad darro ay ka sheeganeyso Puntland, gaar ahaan mas’uuliyiinta magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/04/Caaisha-Ilyaas-Hooyadeed.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites