Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo kulan ku leh Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta kulan ay ku yeeshaan xarunta golaha shacabka ee Muqdisho.

Kulankaasi ayaa waxaa looga hadlay ariKulla xariira dhageeysiga warbixinta guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo  Akhrinta koowaad ee sharciga wax ka bedelka furdooyinka.

Xildhibaanada ayaa xalay loo diray fariimo ku aadan qamsoomiida kulanka maanta.

Xildhibaanada ayaa baryihii la soo dhaafay kulamo xasaasi oo looga hadlayay amniga ku yeelanayay xarunta golaha shacabka ee Muqdisho.

Waxaa goor hore llasii xiray wadooyinka soo gala xarunta golaha shacabka ee Muqdisho.

Puntland Post

The post Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo kulan ku leh Muqdisho appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this