Deeq A. Posted April 16, 2019 Muqdisho (SMN) – Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) oo booqday xarunta tababarka Ciidanka Booliska ee General Kaahiye ayaa la kulmay qaar ka mid ah saraakiisha Booliska Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa uga digay Ciidanka dowladda in ay ku xadgubaan shacabka Soomaaliyeed, xilliyada ay wadaan howlgallada lagu xaqiijinayo amniga Muqdisho. Sarreeyo guuto Zakiyo Xuseen Axmed taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo la hadashay warbaahinta ayaa faah faahisay kulankaasi. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/04/cod-booliska.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites